Trump waa madaxweynihii ugu horreeyay ee ku soo noqda Aqalka Cad tan iyo sanadkii 1892-kii. WASHINGTON, USA - Donald Trump ayaa Arbacada maanta ah loo doortay madaxweynihii 47-aad ee Mareykanka, ...
Wasiirka xilka ka degaya oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ah kana soo jeeda Puntland. MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee ...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ogolaaday in Jarmalka laga soo musaafuriyo dadka Soomaaliyeed ee daganaanshiyaha haysan. MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ...
Dadka uu muuqaaladan ka duubay waxaa kamid ah xaaska iyo qaraabada madax ay ku jiraan wasiiro. MUQDISHO, Soomaaliya - Baltasar Ebang Engonga, oo ahaa Agaasimaha Hay’adda Baarista Dhaqaalaha Equatorial ...
Su'aallaha ayaa ku saabsanaa Shaqada Wasaaradda iyo howlaha baaxadda lah ee horyaalla. MUQDISHO, Soomaaliya - Guddiga Warfaafinta, wacyi gelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka ...
Si dhab ah looma xaqiijin karo dalka Alayna leeyahay diyaaradan. Balse Mareykanka iyo Turkiga ayaa drones ay ka yaalaan Soomaaliya. MUQDISHO, Soomaaliya - Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones ...
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Labbaad ee Dalka Cabdisalam Cabdi Cali (Dhaay) ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda Dalka Masar kaga qeyb galaya Kulanka 12aad ee madasha ...
KISMAYO, Somalia - A huge tussle is looming between President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, over two years after the two jointly campaigned to remove Mohamed Abdullahi ...
Jaamacadda Azad ayaa sheegtay in haweeneyda ay la ildaran tahay "xanuun maskaxeed". TEHRAN, iran - Dadka u dooda xuquuqul insaanka ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dalka Iran in ay sii daayaan haweeney ...
Falkan ayaa wuxuu ka dhacay Masjid ku yaalla degmada Dera ee Waqooyiga Shoa. ADDIS ABABA, Ethiopia - Dalka Itoobiya oo xaaladiisa ay u muuqato mid ay kasii dareyso tan iyo markii uu xilka qabtey ...
Waxaa ogolaayay 172 Xildhibaan 2 Xildhibaan ayaa diiday 1 Xildhibaanna waa uu ka aamusay. MUQDISHO, Soomaaliya - Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ...